Maxaa looga hadlay shirka caawa dhexmaray RW Rooble & Madax goboleedyada? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalua Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga  caawa ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka Waxaa diiradda lagu saaray kulanka habsami u socodka howlaha doorashooyinka dalka iyo in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bilaabo doorasha xildhibaannada Golaha Shacabka BFS, iyadoo la tix raacayo jadwalkii doorashooyinka dalka. Guddoomiyaha Guddiga Maamulka … Continue reading Maxaa looga hadlay shirka caawa dhexmaray RW Rooble & Madax goboleedyada? (Sawirro)